Hoggaamiyaha VVD oo sheegay in xisbiga aanu mar dambe la sameyn doonin isbahaysi la leh Geert Wilders ee PVV

Arbaco, 11-Juunyo-2025 [JSN]: Hoggaamiyaha xisbiga VVD, Marwo: Dilan Yeşilgöz, ayaa sheegtay in xisbigooda midigta dhexe aanu…

Dowladda Maraykanka oo diyaarinaysa in ay u ku xirto muhaajiriinta Nederlandeeska ee sharci-darrada ah ee Guantanamo Bay

Arbaco 11-Juunyo-2025 [jsn]: Dowladda Maraykanka ayaa diyaarinaysa qorshe ay ku wareejinayso kumanaan muhaajiriin sharci-darro ah oo…

Shicib isku dayey in ay qabtaan howshii biliiska loo igmaday cunsuriyad aawadeed xadka Jarmalka iyo Nederland

Isniin, 9-Juunyo-2025: [JSN] Habeennadii Sabtida iyo Axadda, koox muwaadiniin ah oo Dutch ah ayaa isugu soo…

Nederland waxay diidday cunaqabateynta cusub ee Mareykanka uu saaray Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah shaqaalaheeda kuwa ka mid ah

Isniin 9-Juunyo-2025: [JSN] Nederland “waxay ka soo horjeeddaa” cunaqabateynta cusub ee Mareykanka uu ku soo rogay…

Guddiga Doorashooyinka Nederland oo shaaciyey taariikhda doorashada cusub ee 2025

Guddiga Doorashooyinka ee dalka Nederland ayaa maanta shaaciyey in doorasho guud la qaban doono 29-ka Oktoobar…

Shirkadda Tareenada Nederland NS ayaa ka digtay in mudaharaadyada Jimcaha ay saameyn ku yeelan karaan dalka oo dhan.

Tani waxay sabab u tahay in mudaharaadyada ay qabanayaan ururrada shaqaalaha u ololeeya ay ka dhici…

Geert Wilders: Siyaasi Nederland ah mise cod u adeega ajando shisheeye?

Arbaco, 4-Juunyo-2025 [JSN]: The Hague – Geert Wilders, hoggaamiyaha xisbiga midigta-fog ee Freedom Party (PVV), ayaa…

Dowladda Netherlands oo dhacday kadib markii hoggaamiyaha midigta-fog uu xisbigiisa kala baxay isbaheysiga xukunka

Arbaco 04-Juunyo-2025 [JSN]: Dowladda Netherlands ayaa dhacday ka dib markii hoggaamiyaha midigta-fog, Geert Wilders, uu xisbigiisa…

Xisbiga PVV oo kalsoonidii kala noqday xisbiyada ay xulufada ku yihiina dhacday

Talaado, 03-Juunyo-2025 [JSN] Xisbiga kaligii taliyaha marka la soo gaabiyo loo yaqaan PVV ayaa kalsoonidii kala…

Baaq Dhakhaatiir u direen siyaasiyiinta Nederland la xiriirta khatarta isticmaalka telefoonada,kombiyuutarada & baraha bulshada

26-Maajo-2025 JSN: Saynisyahano, ,dhakhaatiir iyo khubaro gaarayso 1400 ayaa waraaq wadajir ah u diray dowlada Nederland…