Talaado, Abriil 29, 2025 (JSN) Labada wadan ee Hindiya iyo Pakistaan ayaa kharka u saaran sida lagu shaaciyey warbaahinta , Labada wadan oo horay isugu ahaa hal wadan ka hor inta uusan Ingiriiska dhibka u maleegin oo ay ku kala go een, Waa labo wadan oo haysta hubka wax gumaado ee Nukliyeerka ayaa laga cabsi qabaa in dagaal ka dhex qarxo.
Dagaalada laga cabsi qabo ayaa la sheegay in salka ku hayaan ka dib markii weerar ay Hindiya ku eedaysay in ay Pakistaan ka danbayso uu ka dhacay gobolka labada wadan isku haystaan ee Kashmiir.
Labada wadan ayaa kala xirtay xuduudahooda cirka iyo dhulka iyo isku socodka taasoo keentay in la kala shakiyey.
SJN
Xiriir la leh qormadaan
Wixii faah faahin nagala soo xiriir editorial@somalidutchuk.nl