Nederland waxay diidday cunaqabateynta cusub ee Mareykanka uu saaray Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah shaqaalaheeda kuwa ka mid ah

Isniin 9-Juunyo-2025: [JSN] Nederland “waxay ka soo horjeeddaa” cunaqabateynta cusub ee Mareykanka uu ku soo rogay…

Guddiga Doorashooyinka Nederland oo shaaciyey taariikhda doorashada cusub ee 2025

Guddiga Doorashooyinka ee dalka Nederland ayaa maanta shaaciyey in doorasho guud la qaban doono 29-ka Oktoobar…

Faallo: dhicitaanka kabineetka Dick Schoof

Dowladdii uu hogaaminayay Ra’iisul Wasaare Dick Schoof ayaa si rasmi ah u dhacday kaddib 11 bilood…

Geert Wilders: Siyaasi Nederland ah mise cod u adeega ajando shisheeye?

Arbaco, 4-Juunyo-2025 [JSN]: The Hague – Geert Wilders, hoggaamiyaha xisbiga midigta-fog ee Freedom Party (PVV), ayaa…

Xisbiga midigta-fog ee Geert Wilders oo dumiyay dowladda Netherlands

Arbaco, 04-Juunyo-2025 [JSN] The Hague – Dowladda Netherlands ayaa dhacday kaddib markii xisbiga midigta-fog ee Freedom…

Dowladda Netherlands oo dhacday kadib markii hoggaamiyaha midigta-fog uu xisbigiisa kala baxay isbaheysiga xukunka

Arbaco 04-Juunyo-2025 [JSN]: Dowladda Netherlands ayaa dhacday ka dib markii hoggaamiyaha midigta-fog, Geert Wilders, uu xisbigiisa…

Xisbiga PVV oo kalsoonidii kala noqday xisbiyada ay xulufada ku yihiina dhacday

Talaado, 03-Juunyo-2025 [JSN] Xisbiga kaligii taliyaha marka la soo gaabiyo loo yaqaan PVV ayaa kalsoonidii kala…

MALAWI’S BOLD EXIT FROM IMF DEAL IS A VICTORY FOR ITS PEOPLE

Sunday 18-May-2025 [SJN]: The recent decision by the Government of Malawi to mutually suspend the Extended…

Banaanbax loogu soo horjeedo dowlada Nederland ee xasuuqa Qaasa

Axad 18 Maajo 2025 [JSN]: Waxaa loo gudbiyey arjiyo wadajir 37 kun qofood ku saxiixanyihiin oo…

Ra’iisul Wasaaraha Ingiriiska Kier Starmer oo gurigiisa dab lagu weeraray

Axad, 18 Maajo, 2025 (JSN):Ra’iisul Wasaaraha Ingiriiska Mudane: Keir Starman ayaa gurigiisa dab la qabadsiiyey sida…